Topic
Warkasta is tracking colaadda across 1 report from 1 source. Recent coverage touches baydhabo and ingiriiska, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MUQDISHO – Dowladda Ingiriiska ayaa walaac ka muujisay dagaallada dib uga qarxay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo dhinacyada isku haya magaalada ugu baaqday inay muujiyaan is-xakameyn oo ay xiisadda ku xalliyaan wada-hadal. Safaaradda Ingiriiska ee Muqdisho ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in colaadda ka socota Baydhabo ay khatar ku tahay…