Topic
Warkasta is tracking baydhabo across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches colaadda, dagaallada, and dib, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dowladda Ingiriiska ayaa walaac ka muujisay dagaallada dib uga qarxay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo dhinacyada isku haya magaalada ugu baaqday inay muujiyaan is-xakameyn oo ay xiisadda ku xalliyaan wada-hadal. Safaaradda Ingiriiska ee Muqdisho ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in colaadda ka socota Baydhabo ay khatar ku tahay…
Safaaradda Boqortooyada Midowday ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay dagaallada dib uga bilowday magaalada Baydhabo iyo saameynta ay colaadahaasi ku yeelanayaan dadka rayidka ah. Qoraal…