Topic
Warkasta is tracking contingent across 1 report from 1 source. Recent coverage touches diplomacy and somalia, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho — Ciidamada Difaaca Dadweynaha Uganda (UPDF) ee ka howlgala Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa magacaabay Kolonel Jude Rukubya inuu noqdo Taliyaha Kuxigeenka Qaybta cusub, isagoo beddelaya Kolonel Francis Obita Aragamoi kadib markii uu dhameystiray howlihiisa.