Topic
Warkasta is tracking cudud across 1 report from 1 source. Recent coverage touches aadan and security, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta ku guuleystay inuu la wareego ciidamadii deegaanka ee muddada dheer ka howlgalayay degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo marar kala duwan ay kula dagaalameen Al-Shabaab. Wafdi isugu wasiirro iyo saraakiil ka socda Koonfur Galbeed ayaa ku guuleystay in ciidamadan ay kusoo daraan kuwa Daraawiishta…