Topic
Warkasta is tracking daafuur across 1 report from 1 source. Recent coverage touches golaha and hubka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
New York ( Raxanreeb Online) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay qaraar lagu kordhinayo muddada cunaqabataynta hubka ee saaran gobolka Daafuur ee dalka Suudaan. Dhammaan 15-xubnood ee Golaha Ammaanka ayaa u codeeyay qaraarka, iyadoo aan la helin cod diidmo ah. Go’aankan ayaa qeyb ka ah dadaallada caalamiga ah ee lagu... The post Golaha Ammaanka oo kordhiyay cunaqa