Topic
daahfuray
2 stories

Muqdisho Oo Lagu Daahfuray Tababar Lagu Xoojinayo Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed
MUQDISHO — Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, ayaa magaalada Muqdisho ku daahfuray barnaamij tababar oo soconaya muddo 10 maalmood ah, kaas oo loogu talagalay tababarayaasha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Barnaamijkan oo lagu qabtay Akadeemiyada Tababarka Booliska General Kaahiye ayaa waxaa maalgelinaysa dowladda Japan, halka ay fulinayaan Booliska AUSSOM.
Maamulka Gobolka Banaadir Oo Daahfuray Olole Qalliimo Wadnaha Ah Oo Loo Sameynayo 11 Carruur Ah
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray olole qalliimo wadnaha ah oo loo sameynayo 11 carruur ah oo la ildaran xanuunnada wadnaha. Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Axmed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ololahan caafimaad ay ka faa’iideysan doonaan 11 carruur ah oo u baahan qalliimo wadne,iyadoo qarshaadka ku baxayo uu […]