Topic
Warkasta is tracking dabageed across 1 report from 1 source. Recent coverage touches afka and yuusuf, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Jowhar (Caasimada Online) – Madaxweyne ku xigeenka Dowlad-goboleedka HirShabelle, Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo wareysi siiyay BBC-da ayaa ka hadlay arrimo ku aadan doorashada HirShabelle, isaga oo si cad u diiday hannaanka loo wajahayo doorashooyinka isku sidkan ee maamulkaasi. Dabageed ayaa shaaca ka qaaday in xilligan aysan HirShabelle ka dhici karin wax doorasho ah, […] T