Topic
Warkasta is tracking dagaalamay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches hoose and maxaa, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute iyo saraakiil kale ayaa gaaray furimaha hore ee dagaalka ee deegaannada Jameeco iyo Leego ee gobolka Shabeellaha Hoose. Booqashadan ayaa mas’uuliyiintu ku tage