Topic
Warkasta is tracking maxaa across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches diyaaraddii, firdhiye, and jartay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Laascaanood (Caasimada Online) – Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa beeniyay wararka sheegaya in la carqaladeeyay amniga madaxweynaha maamulkaas, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), xilli uu ka dhoofayay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Wasiirka Warfaafinta Waqooyi Bare, Mudane Axmed Cabdirisaaq Diiriye ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka ku baahay baraha bulsh
Golaha Guud ee Qaramada Midoobay waa hay’adda ugu weyn ee doodaha iyo dejinta siyaasadaha guud ee Qaramada Midoobay, waxaana ku mideysan 193 dal, iyadoo dal kasta uu leeyahay hal cod.
Kampala (Caasimada Online) – Dowladda Uganda ayaa hakisay dhammaan iskaashigii dhinacyada militariga iyo difaaca ee kala dhexeeyay Turkiga, kadib markii Ankara ay muddo dheer diiddaneyd inay Uganda u gacan geliso Fred Lumbuye, oo ah blogger mucaarad ah oo si weyn u dhaliila Madaxweyne Yoweri Museveni. Lumbuye, oo Uganda u dhashay balse ku nool Turkiga, ayaa…