Topic
Warkasta is tracking dagaallanka across 1 report from 1 source. Recent coverage touches afrika and argagixisada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Mudane Xuseen Qaasim Yuusuf, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Idriss Mounir Lallali, Agaasimaha Xafiiska La-dagaallanka Argagixisada ee Midowga Afrika.