Topic
Warkasta is tracking turkiga across 16 reports from 8 sources. Recent coverage touches iskaashiga, soomaaliya, and bannaanbaxyo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta si adag uga hadlay fal lagu gubay calanka Turkiga oo maalmo ka hor ka dhacay deegaanno ka tirsan Jubbaland, kaddib markii dibadbaxayaal careysan ay dab qabadsiiyeen calanka. Jaamac oo aad ugu dhow Ankara ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in dhul […] The post Daawo: Jaamac

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay) ayaa maanta kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Alper Aktaş. Safiirka ayaa booqasho sagootin ah ku tagay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda kaddib markii uu soo gaba-gabeeyay muddadii uu Soomaaliya uga soo shaqeynayay diblomaa