Topic
Warkasta is tracking dajinta across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dib and gobolka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa mar kale qaaday tallaabo la xiriirta qorshaha dib u dajinta qoysaska ay guryahoodu saameeyeen waddo furista Obasiibooyinka ku yaalla caasimada. Muungaab ayaa maanta waaxda Xaaji-Cabdi ee degmada Gubadley ka dhagax-dhigay mashaariic adeegyo bulsho oo muhiim ah