Topic
Warkasta is tracking dib across 6 reports from 3 sources. Recent coverage touches soomaaliya, dajinta, and dekedda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa mar kale qaaday tallaabo la xiriirta qorshaha dib u dajinta qoysaska ay guryahoodu saameeyeen waddo furista Obasiibooyinka ku yaalla caasimada. Muungaab ayaa maanta waaxda Xaaji-Cabdi ee degmada Gubadley ka dhagax-dhigay mashaariic adeegyo bulsho oo muhiim ah

Washington (Caasimada Online) — Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Soomaaliya dib loogu dari doono warbixinnada dadweynaha ee nidaamka digniinta hore ee macluusha laga bilaabo bishan September, kadib markii dalka laga reebay laba qiimeyn oo waaweyn oo caalami ah oo lagu cabbiro baahida gargaarka cuntada. Soomaaliya, Afghanistan iyo Yemen ayaa ka maqnaa warbixintii ugu dambeysay ee […] The