Topic
dalalka
2 stories
𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐝𝐤𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐈𝐆𝐀𝐃 𝐞𝐞 𝐊𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐭𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐄𝐛𝐨𝐥𝐚
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada XFS, H.E. Dr. Ali Haji Adam, ayaa maanta qaab fogaan-arag ah uga qayb galay Shir Degdeg ah oo ay soo qabanqaabisay urur goboleedka IGAD, kaas oo ay isugu yimaadeen Wasiirrada Caafimaadka dalalka xubnaha ka ah ururka, laguna falanqeeyay xaaladda cudurka Ebola ee ka dillaacay gobolka. Wasiirka ayaa kulanka ka […]
SOAsalSomali National TV1 daqiiqo akhris

Madaxweyne Deni oo socdaal ku maraya dalalka Itoobiya & Imaaraadka Carabta.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa safar aan si rasmi ah loo shaacin ugu ambabaxay…
SOAsalHorseed Media1 daqiiqo akhris