Topic
Warkasta is tracking desperate across 1 report from 1 source. Recent coverage touches abudwak and humanitarian, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
(ERGO) – In ka badan 300 qoys oo xoolo dhaqato ah oo ka soo jeeda bartamaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku nool nolol rajo beel ah xeryaha barakacayaasha ee ku yaal agagaarka Abudwak ee Galmudug, ka dib markii ay lumiyeen dhammaan xoolahooda sababo la xiriira abaar dheer. Qoysasku waxay ka yimaadeen Kora-goys, Jir iyo Shikhaley ee Galgadud, iyo qaybo ka mid ah Gobolka Soomaalida Itoobiya ee xadka ka soo horjeeda. Qaar ka mid ah…