Topic
Warkasta is tracking dhabbaa across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dib and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Soomaaliya waxay mar kale taagan tahay meel kala-guur siyaasadeed ah. Doodda maanta taagan ma aha oo keliya cidda noqonaysa madaxweynaha dowlad-goboleed ama xisbiga doorashada ku guulaysanaya. Su’aasha ka weyn waa: yaa xaq u leh inuu go’aamiyo hoggaanka dowlad-goboleedyada Soomaaliyeed?