Topic
Warkasta is tracking dhabi across 1 report from 1 source. Recent coverage touches abu and fiqi, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa qoraal uu soo saaray isku xiray kulamo ay siyaasiyiin Soomaali ah oo mucaarad ah ku leeyihiin Abu Dhabi iyo kooxda RSF ee dagaalka kula jirta dowladda Sudan. Fiqi ayaa ku eedeeyay siyaasiyiinta mucaaradka ah inay Abu Dhabi kula kulmeen dhinacyo xiriir la leh RSF,…