Topic
Warkasta is tracking fiqi across 9 reports from 3 sources. Recent coverage touches abu, daawo, and dhabi, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo weheliyo taliyaha ciidanka cirka Soomaaliya Gen. Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji ayaa la… Sii akhri

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa qoraal uu soo saaray isku xiray kulamo ay siyaasiyiin Soomaali ah oo mucaarad ah ku leeyihiin Abu Dhabi iyo kooxda RSF ee dagaalka kula jirta dowladda Sudan. Fiqi ayaa ku eedeeyay siyaasiyiinta mucaaradka ah inay Abu Dhabi kula kulmeen dhinacyo xiriir la leh RSF,…