Topic
Warkasta is tracking dhowraha across 1 report from 1 source. Recent coverage touches guddoomiyaha and guud, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho – Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qasim, ayaa kulan la yeelatay Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka, Mudane Axmed Ciise Guutaale. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wadashaqeynta labada hay’adood, gaar ahaan taageeridda Guddiga Xuquuqul Insaanka oo ah hay’ad cusub, si loo sii horumariyo hannaankiisa maamul iyo maaliyadee