Topic
Warkasta is tracking director across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches economy, general, and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Mogadishu, (SONNA) – Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aaden, ayaa maanta kulan muhiim ah ku yeeshay Muqdisho Dr. Andrew Mold, Agaasimaha Bariga Afrika ee Komishanka Dhaqaalaha Qaramada Midoobay ee Afrika (UNECA). Wadahadalada ayaa diiradda lagu saaray horumarinta ajandaha dhaqaalaha buluugga Soomaaliya iyo xoojinta […]

Muqdisho, (SONNA) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga, Mr. Abdi Dirshe, si rasmi ah ayuu u furay aqoon-is-weydaarsi lagu qabanayo iskaashiga UNECA si loo eego loona xaqiijiyo Daraasadda Qiimaynta Dhaqaalaha Buluugga Soomaaliya. Daraasaddan waxay ujeedadeedu tahay in ay bixiso qiimeyn saynis ah oo ku saabsan qiimaha dhabta ah ee kheyraadka badda Soomaaliya, iyadoo la raadinayo […]