Topic
Warkasta is tracking diyaariyay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches nisa and security, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Hay’adda Nabadsugidda Qaranka ayaa faah-faahin ka bixiyay howlgal lagu burburiyay shabakado ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo loo diyaariyay inay ka howlgaan magaalada Muqdisho. Warsaxaafadeed kasoo baxa NISA ayaa lagu sheegay in shabakadahan qorshahooda la fashiliyay ujeedkooda uu ahaan inay ku dhex dhuuntaan shacabka caasimada, kadibna ay sidaas ku