Topic
Warkasta is tracking doorasho across 1 report from 1 source. Recent coverage touches laga and xamza, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in doorasho laga qaban doono deegaannada Jubbaland ee ay xaaladdu saamaxdo, halka meelaha aysan codbixintu ka suurtageli karin loo adeegsan doono hannaan doorasho oo loogu talagalay xaaladahaas. Xamza ayaa arrintan ku sheegay wareysi uu siiyey barnaamijka Miizaan Podcast ee Dawan Media, oo la…