Topic
Warkasta is tracking duqeymo across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches beegsaday, mareykanka, and security, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Calmiskaad – Dowladda Mareykanka ayaa xalay duqeymo ka fulisay deegaanno ka tirsan buuraleyda Calmiskaad ee Gobolka Bari, iyadoo la sheegay in duqeymaha lala beegsaday xubno ka tirsan kooxda Daacish ee ku sugan dhulka buuraleyda ah. Duqeymaha ayaa laga fuliyay deegaannada Mirale, Sulsul iyo Nuurku-Beel, halka wararka deegaanka ay sheegayaan in caawa markale duqeyn lagu […]

War ka soo baxay Wasaaradda Gashaandhigga ayaa lagu sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada Caalamka, ay xalay fiidkii duqeymo ka fuliyay tuulada Goobo, oo qiyaastii 10 KM dhanka waqooyi kaga beegan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, halkaas oo ay dib isugu urursanayeen firxadkii Maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab, taasi oo ay Ciidanka Xoogga Dalka […]