Topic
Warkasta is tracking falcelin across 1 report from 1 source. Recent coverage touches diplomacy and tallaabo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Falcelin xooggan iyo hadal-heyn ayaa ka dhalatay tallaabo uu xalay guddoomiyaha Golaha Shacabka Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), kaas oo bogga Facebook ee Golaha ku baahiyay kulan fogaan-arag ah oo uu la yeeshay xubno ka tirsan Golaha Arlaadi Council, oo kala ah Prof. Cabdi Maxamed Kuusow, Prof. Sarmaan Ibraahim Gorodaase iyo Dr.…