Topic
Warkasta is tracking tallaabo across 4 reports from 2 sources. Recent coverage touches dhacdadii, diplomacy, and falcelin, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa si weyn ugu tiirsan badeecadaha dibadda laga soo dejiyo, halka wax-soo-saarka gudaha iyo warshadeynta badeecadaha dalka ay weli kooban yihiin.
Falcelin xooggan iyo hadal-heyn ayaa ka dhalatay tallaabo uu xalay guddoomiyaha Golaha Shacabka Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), kaas oo bogga Facebook ee Golaha ku baahiyay kulan fogaan-arag ah oo uu la yeeshay xubno ka tirsan Golaha Arlaadi Council, oo kala ah Prof. Cabdi Maxamed Kuusow, Prof. Sarmaan Ibraahim Gorodaase iyo Dr.…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo la xiriira, amniga, caafimaadka, doorashooyinka, ganacsiga iyo arrimo kale oo muhiim ah, iyaga oo sidoo kale qaaday tallaabo culus, si ooga hortago halista kasoo korortay ee gobolka ee ku aadan faafitaanka…
Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Warfaafinta Golaha Shacabka, Xildhibaan Maxamed Xasan Murjaan oo maanta la hadlay wariyeyaasha ayaa sheegay inay tallaabo ka qaadayaan Wasiirka Caafimaadka, Dr. Cali Xaaji, ayna wax ka waydiin doonaan dhacdadii shalay, kadib markii uu carooday isagoo horjoogo Guddiga Adeegga Bulshada ee Baaralamaanka oo su’aallo ka waydiinayay howlaha wa