Topic
mahad
Warkasta is tracking mahad across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches salaad, nisa, and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Compare coverage on mahad
Latest reporting

Mahad Maxamed Sheekh Xasan oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed
BAIDOA, SOOMAALIYA (SONNA) — Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u doortay Mahad Maxamed Sheekh Xasan inuu noqdo Guddoomiyahooda cusub ka dib markii la qabtay codbixin sharciyeed oo nidaamsan oo ka dhacday hoolka baarlamaanka gobolka ee Baidoa. Natiijada ugu dambeysa ee codbixinta ayaa si rasmi ah loo shaaciyay Guddoomiyaha Kumeelgaarka ah ee Golaha, […]

Taliyaha NISA Mahad Salad oo mar kale la shiray siyaasiyiinta mucaaradka ah
May 31(Jowhar) Xogo aan helnay ayaa sheegaya in Taliyaha NISA Mahad Salaad uu xalay mar kale kulamo kala duwan la yeeshay xubno ka tirsan Madasha Mustaqbalka, iyadoo laga wada hadlay ilaalinta amniga caasimadda iyo bannaanbaxa ay mucaaradku iclaamiyeen 4-ta bisha Juun. Ilo kala duwan ayaa xaqiijiyay in kulamadan ay daba socdeen kulankii habeen hore dhex […]

Xog: Kulan xalay dhex maray Shariif iyo Mahad Salaad
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, Mahad Salaad, ayaa xalay hoygiisa ku booqday madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, oo ka mid ah Golaha Mustaqbalka. Kulanka labada mas’uul ayaa looga hadlay xaaladda amni ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan bannaanbaxyada ay kooxaha mucaaradku sheegeen inay qabanayaan 4-ta bisha

Xog: Xasan iyo Mahad Salaad oo shir xasaasi ah uga socdo Villa Somalia
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad ayaa haatan shir saacado qaatay uga socda xarunta Madaxtooyada Qaranka. Madaxweynaha iyo Mahad Salaad ayaa maanta salaaddii Jimcaha ku wada tukaday masaajidka Madaxtooyada, iyagoo markii laga baxay salaadda kadib galay shirka illaa haa