Topic
Warkasta is tracking ganacsato across 1 report from 1 source. Recent coverage touches madaxtooyada and turki, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay ganacsato Turki ah oo uu hogaaminaayay Süleyman Kozuva, Guddoomiyaha Golaha Maamulka ee Kozuva Group, oo ah koox shirkado waaweyn oo laga leeyahay Turkiga. Kozuva Group waxay ka shaqaysaa dhinacyada dhismaha, duulista, dharka, waxbarashada, dalxiiska iyo tiknoolajiyadda. Shirkadaha hoostaga waxaa ka mid…