Topic
Warkasta is tracking madaxtooyada across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches dhagax, dhaqanka, and hoggaamiyaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay odeyaasha dhaqanka Koonfur Galbeed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray doorka muhiimka ah ee odeyaasha dhaqanka ay ka qaadanayaan qabsoomidda gogosha dib-u-heshiisiinta, nabadaynta iyo xoojinta wadajirka bulshada reer Koonfur Galbeed. Hoggaa

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa dhagax dhigay masjid weyn oo laga dhisayo Aqalka Madaxtooyada Baydhabo. Masjidkan ayaa loogu talagalay inuu u adeego madaxda, shaqaalaha Madaxtooyada iyo martida booqata, isagoo qayb ka ah qorshaha horumarinta kaabeyaasha Madaxtooyada iyo xoojinta qiyamka diinta Islaamka. Hogaamiyaha Dowladda Koonfur Gableed Mudane Sh