Topic
Warkasta is tracking geelle across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches humanitarian, kulan, and muungaab, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta safar shaqo ku tagay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan miro-dhal ah kula yeeshay Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle.

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo booqasho rasmi ah ku jooga Jabuuti ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha dalkaas, Mudan Ismaaciil Cumar Geelle. Muungaab iyo wafdigiisa ayaa salaan sharafeed ugu tegay Madaxweynaha, waxaana sidoo kale wehlinayay dhiggiisa Jabuuti, Mudane Said Daoud