Topic
Warkasta is tracking gobo across 1 report from 1 source. Recent coverage touches ciidamo and waajid, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ciidamo ka tirsan Booliiska maanta ka dejisay degmada Waajid ee gobołka Bakool. Guddoomiyaha degmada Waajid, maamulka iyo saraakiisha amniga ayaa si diirran u soo dhoweeyey ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed oo tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho, kuwaas oo loo diyaariyey inay ka howlgalaan Saldhigga Booliska degmada Waajid. Ciidamadan ayaa loo…