Topic
Warkasta is tracking ciidamo across 5 reports from 3 sources. Recent coverage touches itoobiya, boolis, and daadgureeysay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Taliska Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, oo uu hoggaamiyo Macallin Mahdi ayaa beeniyay warar saacadihii la soo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada, kuwaas oo sheegayay in ciidamo Boolis ah ay galeen xarumo ay shirkadda Hormuud ku leedahay magaalada Muqdisho, isla markaana ay ka sameeyeen baaritaanno. Booliska ayaa wararkaas ku tilmaamay…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ciidamo ka tirsan Booliiska maanta ka dejisay degmada Waajid ee gobołka Bakool. Guddoomiyaha degmada Waajid, maamulka iyo saraakiisha amniga ayaa si diirran u soo dhoweeyey ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed oo tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho, kuwaas oo loo diyaariyey inay ka howlgalaan Saldhigga Booliska degmada Waajid. Ciidamadan ayaa loo…
Dowladda Koonfur Afrika Oo ciidamo milatari iyo boolis u daadgureeysay bartamaha magalada Durban kadib Dibadbaxyo rabshado isku bedalay. Ciidamada milatariga iyo booliska ayaa roondo ka samaynaya bartamaha magaalada Durban (Durban CBD), kaddib rabshadihii watay khalalaaha watay ee ka dhacay magalada Durban Kasi oo looga soo horjeeday qaabilaadda codsiyada dadka cusub…
Diyaarado aan duuliye lahayn oo la tuhunsan yahay inay leeyihiin ciidamada Itoobiya ayaa la sheegay inay duqeeyeen gaadiid ay wateen ciidamo Eritrean ah oo ku sugnaa agagaarka magaalada Adigrat, ee gobolka Tigray, sida ay sheegtay hay’adda dabagalka colaadaha ee ACLED.
Adigrat, Itoobiya — 7 Oktoobar 2026: Ciidamo ka tirsan Eriteriya ayaa maalmahan gudaha u galay gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya, iyadoo ilo maxalli ah iyo dadka deegaanka ay sheegeen in…