Topic
Warkasta is tracking kalfadhiga across 1 report from 1 source. Recent coverage touches guddiga and sare, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka labaad ee Kalfadhiga 8-aad ee Guddiga Joogtada Aqalka Sare. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta ajandayaasha mudnaanta u leh fadhiyada Golaha, qaabaynta hadal-qoraallada fadhiyada Guddiga iyo xoojinta hannaanka isla-xisaabtanka iyo gudashada waajibaadka