Topic
Warkasta is tracking guud across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches abiy, agaasimaha, and cusub, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulkadir Cali, ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qaybgalay aqoon-is-weydaarsi ku saabsan iswaafajinta arrimaha amniga, xasilinta iyo xalalka waara, kaas oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM). Aqoon-is-weydaarsigan ayaa isu keenay hay’adaha Dowlad

Jun 21(Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ku guuleeystay doorashadii guud ee dalka ka dhacday dhowaan iyadoo xisbigiisu uu haysto aqlabiyadda baarlamaanka. Xisbiga Barwaaqo ee Abiy Ahmed ayaa heley 438 ka mid ah 501 kursi ee lagu tartamayay doorashadan,waxana lagu wadaa inay soo dhisi doonaan dowladda cusub iyadoo ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy la dhaarin [R

DHUUSAMAREEB – Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa ku qaabiley Xafiiska Xoghaya Guud ee Golaha iskaashiga Mihnadlayaasha caafimaadka Qaranka, Kulanka ayaa Lagaga wada Hadley isla Markaana diiradda lagu saarey qaab-dhismeedka shaqo iyo Xoojinta Iskaashiga labada Xafiis. Intii uu kulanku socday, Xoghayaha guud ayaa Xafiiska siiyey warbixin guud oo ku saabsan [&#

Riyaad – Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Maxamed Aamiin Sheekh Cusmaan, ayaa magaalada Riyaad kulan kula qaatay Xoghayaha Guud ee Golaha Iskaashiga Khaliijka (GCC), Mudane Jasem Mohamed Albudaiwi. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo iskaashiga wadajirka ah ee ka dhexeeya Golaha Iskaashiga Khaliijka