Topic
Warkasta is tracking habka across 1 report from 1 source. Recent coverage touches markabka and puntland, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Boosaaso (Caasimada Online) – Dowladda Puntland ayaa faahfaahin cusub ka bixisay howlgal ay shalay ciidamadeeda badda kula wareegeen markabka MT Honour 25, iyadoo sheegtay in shan ka mid ah shaqaalihii markabka la dilay ka hor inta aysan ciidamadu bilaabin howlgalka. War-saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Badda iyo Berriga Puntland (PMPF) ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu…