Topic
Warkasta is tracking markabka across 4 reports from 4 sources. Recent coverage touches bbc, bey, and honour, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka shidaalka qodaya ee Çağrı Bey, kaas oo ku sugan biyaha Soomaaliya, halkaas oo uu ka wado hawlaha qodista shidaalka dalka. Madaxweynaha ayaa intii uu kormeerka ku jiray kulan la yeeshay khubarada iyo mas’uuliyiinta markabka, isaga oo ka dhageystay warbixin ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey oo ku sugan biyaha Soomaaliya, halkaas oo uu ka wado hawlaha…
Ciidamada badda Puntland ee PMPF ayaa maanta magaalada Boosaaso soo gaarsiiyay markabka Honour 25 oo 29-kii bishii hore ee Sebteembar… Sii akhri
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Puntland ayaa BBC-da u sheegay in burcad-badeeddu ay dileen 5 ka mid ah shaqaalihii markabka shidaalka MT Honer 25, kahor inta aysan ciidamada Puntland qaadin howlgalkii lagu soo furtay markabka.