Topic
Warkasta is tracking halista across 1 report from 1 source. Recent coverage touches soomaaliya and xeebaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo maanta khudbad ka jeediyay Baaramaanka ayaa ka hadlay arrimo ku aadan halista kooxaha burcadbadeedda oo mar kale kusoo rogaal celiyay xeebaha dalka. Jaamac ayaa shaaca ka qaaday in burcadbadeedda ay saameyn weyn ku leedahay xasilloonida gobolka iyo guud ahaan caalamka, wuxuuna…