Topic
Warkasta is tracking hawlgelinta across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dib and hay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho – Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka jeediyay warbixin ku saabsan muhiimadda dib-u-hawlgelinta nidaamka caalamiga ah ee IATA Billing and Settlement Plan (BSP), kaas oo fududeynaya habraacyada lacag-bixinta iyo xisaab-celinta tigidhada diyaaradaha. Warbixinta ayaa lagu soo bandhigay kulan aan caadi aha