Topic
Warkasta is tracking helay across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches baarlamaanka, diplomacy, and hirshabeelle, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Maxkamad ku taalla Kenya ayaa sheegtay inau dambi ku heshay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Maxamuud Maxamed Rooble kadib markii uu qirtay saddex eedeymood oo la xiriira joogitaan sharci-darro ah iyo inuu si khiyaano ah ku helay dukumentiyada aqoonsiga iyo baasaboorka dalkaas. Rooble ayaa la xiray kadib markii kiiska ay la…
Doorashada Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa gashay marxalad cusub, kaddib markii la sheegay in Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) uu helay 78 ka mid ah 99-ka…