Topic
Warkasta is tracking hirshabeelle across 7 reports from 4 sources. Recent coverage touches cusub, guudlaawe, and hambalyo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dib u doorashada Cali Guudlaawe Xuseen ee madaxweynaha HirShabeelle ayaa dhalisay su’aalo ku saabsan jihada uu maamulkaasi qaadi doono, gaar ahaan sida uu uga falcelin doono khilaafka siyaasadeed iyo diidmada ka taagan gobolka Hiiraan. Khudbad socotay 19 daqiiqo oo uu jeediyay kaddib dib u doorashadiisa, Guudlaawe ayaan soo hadal qaadin khilaafka…
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa hambalyo u diray Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe), iyo ku-xigeenkiisa, Cabdifataax Xasan Afrax, oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar. Duqa Muqdisho ayaa hoggaanka cusub u rajeeyay guul iyo horumar, isaga oo ku boorriye
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), iyo Hoggaamiye Ku-xigeenka, Cabdifitaax Xasan Afrax, oo maanta ku guuleystay doorashadii ka dhacday magaalada Jowhar. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa bo
Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa mar kale loo doortay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Jowhar, halkaas oo uu ku helay 81 cod. Musharrax Nuur Cilmi Calane ayaa helay 13 cod, halka tirada guud ee xildhibaannadii codeeyay ay ahayd 98. Afar cod ayaa xumaaday. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,…
Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa markale loo doortay madaxweyanaha maamulka Hirshabeelle ee shanta sano soo socota, kaddib doorasho maanta ka… Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiistii hambalyo u diray hoggaanka cusub ee Golaha Wakiillada dowlad-goboleedka Hirshabeelle, isaga oo ugu baaqay inay xoojiyaan dimuqraadiyadda, horumarinta dowladnimada iyo howlaha baarlamaanka. Cabdixakiin Luqmaan Maxamed ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Hirshabeelle, halka Cabdiraxmaan Cabdi Iidow loo doortay Guddo
Doorashada Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa gashay marxalad cusub, kaddib markii la sheegay in Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) uu helay 78 ka mid ah 99-ka…