Topic
Warkasta is tracking hub across 6 reports from 2 sources. Recent coverage touches banaadir, booliiska, and cabdicasiis, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Puntland ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay hub soo gelisay magaalada Gaalkacyo, kaas oo ay tilmaantay in lagu khalkhal… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magaalada Kismaayo ku soo bandhigay ciidamo iyo hub, isaga oo… Sii akhri
Ciidamada ammaanka magaalada Muqdisho ayaa galabta soo bandhigay hub isugu jira noocyo kala duwan oo la sheegay in laga soo… Sii akhri

Muqdisho – Taliska Guud ee Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa maanta degmada Cabdicasiis kusoo bandhigay hub iyo gaadiid dagaal oo lagu qabtay howlgal ay sheegeen inuu qeyb ka yahay dadaallada lagu xakameynayo hubka sharci-darrada ah ee ku sugan magaalada Muqdisho. Howlgalka ayaa ka dhacay degmada Cabdicasiis, halkaas oo ciidamada ammaanku ay ka sameeyeen baaritaanno […]

Muqdisho – Taliska Qeybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in ciidamada ammaanka ay wadaan howlgal lagu ururinayo hub sharci-darro ah oo lagu qariyey xaafado ka tirsan degmada Cabdicasiis, kaddib dagaalladii dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Booliiska Gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in ciidamada ammaanka ay […]

waxa uu ku qormo uu ku daabacay barta Facebook ayuu ku yiri “Waxaa cajiib ah in bulshadda Soomaaliyeed in rabo in lagu maran-habaabiyo warar aan jirin, Hadii hub dagaal lagu qabsaday la soo bandhigayo, Macalin Mahdi oo rabo in bulshadda caasimada ku maran-habaabiyo waa wax aan maan-gal aheen,ma jiraan wax gadiid dagaal oo dhankeena oo […]