Topic
Warkasta is tracking tababar across 5 reports from 3 sources. Recent coverage touches soomaaliya, xiray, and aad, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Tirada saxda ah ee askarta cutubkan ayaan si rasmi ah loo xaqiijin. Ciidamadu waxay qaateen tababaro dhinacyo kala duwan ah, waxaana dhawaan Taliyaha Taliska Ciidamada Gaarka ah ee Soomaaliya uu tababar u soo xiray cutubka dhawaan dalka lagu soo celiyay ka dib markii ay dhamaysteen tababarkooda.
Muqdisho, 6 Oktoobar 2026 – Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Xamsa Aadan Xaadoow, ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay tababar ku saabsan mudnaanta…
Muqdisho, 28 Sebteembar 2026: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar ugu soo xiray Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure dufcaddii 12-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab. Ciidanka…
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, oo ay weheliyaan Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xiray Dufcaddii 12-aad ee Guutada 16-aad ee Kumaandooska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab. Munaasabadda tababarka lagu
Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee XDS, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, ayaa dalka Masar tababar heer sare ah ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Gaarka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Tababarka ayaa diiradda lagu saarayay xirfadaha Kumaandooska, la-dagaallanka argagixisada, dagaalka magaalooyinka iyo hawlgallada dallayadaha. Munaasabadda waxaa ka qeybgalay saraakiil Soomaali iyo Mas