Topic
Warkasta is tracking hubaysan across 1 report from 1 source. Recent coverage touches masar and taliyaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
ADDIS ABABA – Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Qaranka Itoobiya (ENDF), Field Marshal Birhanu Jula, ayaa Masar iyo Suudaan, iyo sidoo kale quwado kale oo shisheeye, ku eedeeyay inay taageerayaan kooxo hubaysan iyo kuwo siyaasadeed oo uu sheegay inay doonayaan inay caqabad ku noqdaan dowladda Itoobiya. Isagoo la hadlayay warbaahinta ciidamada Itoobiya, Birhanu Jula…