Topic
Warkasta is tracking xamsa across 5 reports from 2 sources. Recent coverage touches iisul, badda, and dekedaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu baaqay culimada haweenka Soomaaliyeed inay door weyn ka qaataan dhismaha dowladnimada, wacyigelinta bulshada iyo ka hortagga fikradaha xagjirka ah, isaga oo ka qeybgalay xiritaanka shirweynaha labaad ee Dalladda Culimada Haweenka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha ayaa bogaadiyay doorka dalladdu ka qaadato wacyigelinta bulshada iyo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u daah-furay dib-u-soo celinta nidaamka caalamiga ah ee tigidhada diyaaradaha ee IATA-BSP, kaas oo Soomaaliya ay dib u hanatay 35 sano kaddib. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dib u soo celinta nidaamkan ay ka dhalatay dadaallo muddo dheer socday, dib-u-habeyn…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS. Xukuumadda Soomaaliya oo buuxisay booskii Wasiirnimo ee uu baneeyey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac. Ra’iisul Wasaare Xamsa markii uu arkay qodobka 120-aad farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda ee Jaamacadda SIMAD, taas oo lagu horumarinayo waxbarashada sare, cilmi-baarista iyo kobcinta xirfadaha ardayda Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha oo munaasabad kooban ka hadlay kaddib dhagax-dhigga xarunta ayaa sheegay in jaamacadaha iyo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Bandhigga Carwada Ganacsiga Banaadir, oo lagu qabtay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Ra’iisul Wasaaraha oo kormeer ku sameeyay qeybaha kala duwan ee ay ka kooban tahay carwada ayaa bogaadiyey gabdhaha Soomaaliyeed ee doorka muuqda ka qaatay horumarinta ganacsiga, arrimah