Topic
Warkasta is tracking ipv6 across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches center, diplomacy, and isweydaarsi, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

HIQ oo qaaday aqoon-isweydaarsi ku saabsan IPv6 Muqdisho, 10 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Xarunta Qaran ee IPv6, oo ay martigeliso Jaamacadda Jamhuuriya, ayaa maanta si wadajir ah u qabtay aqoon-isweydaarsi ku saabsan Internet Baratakoolka Nooca Lixaad (IPv6), kaas oo ay ka soo qayb galeen bixiyeyaasha adeegyada internet-ka, jaamacadaha, xirfadlayaasha ICT-da, iyo daneeyayaa
Muqdisho (HOL) — Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka ee Soomaaliya iyo Xarunta Qaranka ee IPv6 ayaa Arbacadii furay aqoon-is-weydaarsi qaran oo ka dhacay Muqdisho si kor loogu qaado qaadashada teknolojiyadda internet-ka jiilka xiga iyo in la xoojiyo kaabayaasha dijitaalka ah ee dalka.

Mogadishu, (SONNA) – 10 Juun 2026 – Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka (NCA) iyo Xarunta Qaranka ee IPv6, oo ay martigelisay Jaamacadda Jamhuuriya ee Sayniska iyo Teknolojiyadda (JUST), maanta waxay si wadajir ah u qabteen Aqoon-is-weydaarsiga Qaranka ee IPv6, iyagoo isugu keenay Bixiyeyaasha Adeegga Internetka (ISPs), jaamacadaha, xirfadlayaasha ICT, khubarada isgaarsiinta iyo teknolojiyadda, iyo daneeyayaasha kale ee muhiimka ah si ay uga wada hadlaan mustaqbalka […]