Topic
Warkasta is tracking ireland across 1 report from 1 source. Recent coverage touches cabsi and soomaali, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dublin (Caasimada Online) — Hay’adda daryeelka carruurta iyo qoysaska ee dalka Ireland (Tusla) ayaa booliska dalkaas ku wargelisay tuhun xooggan oo la xiriira in 22 carruur Soomaali ah oo dalkaas tagay iyagoo aan qoyskoodu wehelin (unaccompanied minors) ay noqdeen dhibanayaal loo gaystay tahriibinta iyo ka-ganacsiga dadka (human trafficking), sida uu Talaadadii shaaciyay wargeyska The Irish…