Topic
Warkasta is tracking isbeddelka across 4 reports from 4 sources. Recent coverage touches qorshaha, 2026, and jira, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda dib-u-daahfurka Qorshaha Isbeddelka maamulka Koonfur Galbeed (STP 2026–2031), kaas oo dib-u-eegis lagu sameeyay.…

Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa ka qeybgalay munaasabadda dib-u-daahfurka Qorshaha Isbeddelka Dowladda Koonfur Galbeed ee dib loo eegay (STP 2026–2031). Munaasabadda ayaa lagu soo bandhigay Qorshaha Isbeddelka Dowladda Koonfur Galbeed oo dib-u-eegis lagu sameeyay, kaas oo qeexaya jihada iyo mudnaanta dowladda ee shanta sano

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5. The post The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya first appeared on Radio Dalsan .

WhatsApp ayaa bishan bilaabay inuu u oggolaado dadka isticmaala inay kaydsadaan magacyadooda ay doonayaan inay ku isticmaalaan bartan, isbeddelkan oo la filayo inuu dhaqan-galo dabayaaqada sanadkan.