Topic
Warkasta is tracking jira across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches aadan, isbeddelka, and wax, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Dad badan ayaan waligood dareemin, balse faraha iyo suulasha dadka qaar waxaa ka baxa timo aad u yaryar oo khafiif ah. Maxay yihiin, maxaase sababa in dadka qaar ay yeeshaan kuwo badan? The post Farahaaga Waxaa Ku Jira Wax Aadan Ogayn first appeared on Radio Dalsan .

WhatsApp ayaa bishan bilaabay inuu u oggolaado dadka isticmaala inay kaydsadaan magacyadooda ay doonayaan inay ku isticmaalaan bartan, isbeddelkan oo la filayo inuu dhaqan-galo dabayaaqada sanadkan.