Topic
Warkasta is tracking isku across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches aadan, afgartay, and dhacay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka. The post Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal first appeared on Radio Dalsan .

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ee ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland iyo mucaaradka Muqdisho ayaa isku raacay oo shaaciyay hannaan doorasho toos… Sii akhri

Aadan Madoobe ayaa markii ugu horreysay isku tilmaamay madaxweynaha Koonfur Galbeed, isaga oo markii ugu hore isu aqoonsanaa hoggaamiye, sida… Sii akhri

Jun 16 (Jowhar)Ugu yaraan 4 ruux ayaa ku dhimatay 5 kalana waa ay ku dhaawacantay kadib shil gaari oo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay wadada isku xirta magaalada Muqdisho Iyo degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe. Shilkan oo ka dhashay gaari nooca Surf ah Iyo Mooto Bajaaj oo isku dhacay ayaa la sheegay in dhammaan […]