Topic
Warkasta is tracking islow across 1 report from 1 source. Recent coverage touches politics and welcomed, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
– Xildhibaan Islow Duale ayaa soo dhoweeyay wicitaanka wada hadalka ee uu sameeyay Madaxweynaha Soomaaliya, isagoo soo saaray bayaankan: “Waxaan soo dhoweeyneynaa madasha talo wadaag ee uu soo jeediyay Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud, oo loogu talagalay in lagu falanqeeyo arrimaha doorashada federaalka iyo in la gaaro heshiis ku saleysan wada ogolaansho. Waxaan aad u rajeynayaa…