Topic
Warkasta is tracking jaamac across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dhex and xamza, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), xilli uu khilaaf xooggan soo kala dhex-galay labada xafiis. Xamza iyo Jaamac ayaa ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan dardargelinta wada-shaqeynta labada xafiis, si loo xaqiijiyo himilooyinka qaranka.…